Sida loogu noolyahay Swiiska: Wararka iyo talooyinka loogu tebinayo e-mailka  

Qoyska

Gudiga Federaalka waxaya cadaynayaan isku dubaridka qoyska oo ah siyaabo kala duuwan

  • Qoysku waa urur bulsho oo xubintoodu ka jawaabto baahidooda

  • Qoysku waa waalid (hooyo, Aaab) ama waalid kaliya iyo caruur

  • Qoysku waa Dalad bulsho

 

Muhiimaddu waxa ay tahay in xubnaha uu qoysku ka koobanyahay ahaadaa Masuul ama daryeel xaga sharciga ama go aan shakhsi ahaneed.
 
Qoyska waxa loo yaqaan dallad bulsho, sida nin iyo xaaskisa, waalidka, curuurta, awoowo iyo ayeeyo. Waxaana jira wadanka Switzerland sharci iyo xeerar xakameeya arimaha khuseeya qoyska.
Tusaale ahaa, xaaladda nololeed ee qoyska waxa sameeya xeerka cashuuraha lacagta daryeelka iyo helitaanka qaar kamid ah adeegyada dawladda.

Mawduuca waxuu ku saabsanyahay:  in aad tahay waalid, lacagt reerka, daganaanshaha ilmaha

In this section: In aad tahay waalid, Lacagaha Lasiiyo qoyska, Daganaanshaha ilmaha